ilwareeg.gif (26986 bytes)ilwareeg.gif (26986 bytes)ilwareeg.gif (26986 bytes)ilwareeg.gif (26986 bytes)ilwareeg.gif (26986 bytes)ilwareeg.gif (26986 bytes)ilwareeg.gif (26986 bytes)ilwareeg.gif (26986 bytes)

CUDUDAAR; Bogga dhismaa ku socda saaxiboyaal! waan dhammayna dhawaan Insha alla!!!!

                                                                                                                This is CirgujeKu soo dhawaada halkan waa guriggiiCirguje !

Habayn xagga farsamada ah baa ka socota halkan

Guji halkan!Somalilandilwareeg.gif (26986 bytes)

Somaliland ungdomsförening!

Somaliland Förening i Helsingborg

Bulsho News!

BULSHO : Wargeys Afsoomaali ku soo baxa bishii hal mar.

Caddadka 4aad April 2005

La xidhiidh sosaare : Cirguje            

E-post cirguje@passagen.se

            jama_mo@yahoo.se

        hassenagare1@hotmail.com

                                                                                             BACK

DHIB BADANAA JAADKU ,LANA DAYN WAA!!!!!!!

WAANIGII MURAN LI,I MIRQAAMAAYEE MASHRUUCAN IGU FURMAY MUG-WEYNAA.

ALOOW DAD SAN, DHUL SAN & DAL SAN NOOGU DEEQ.

Eeg bogga 2aad

Alifbeetada Far-Soomaaliga

Xarfaha afka soomaaligu waxay ka kooban yihiin 26 xaraf oo 21 ka mid ahi ay yihiin shibbaneyaal shanta kalena ay yihiin shaqallo, kuwaas oo marka la lammaaneeyo la yidhaahdo shaqallo dhaadheer.

Shaqallo

A-a E-e I-i O-o U-u
AA-aa EE-ee II-ii OO-oo UU-uu

Shibbaneyaal

B-b T-t J-j X-x KH-kh
D-d R-r S-s SH-sh DH-dh
C-c G-g F-f Q-q K-k
L-l M-m N-n W-w H-h
Y-y - - - -

Waa Ilaah mahadii ee
iiddeena maanta ah
aan ku baranno afka soomaaliyeed

aa ee ii oo u

Taarikhda Qorada Afsoomaaliga

Eeg bogga 3aad.

AQOON KORODHSI

Ila qosol.

Eeg bogga 4aad.

DHIB BADANAA JAADKU ,LANA DAYN WAA!!!!!!!

WAANIGII MURAN LI,I MIRQAAMAAYEE MASHRUUCAN IGU FURMAY MUG-WEYNAA.

ALOOW DAD SAN, DHUL SAN & DAL SAN NOOGU DEEQ.

Allow ubad wacan, oori wacan iyo guddoon wacan adigu nasii. Waxay ahaayeen erayo laga soo gaadhay facii horre. Waa weedho suntaya wanaaga, ku xardhan dahab kuna qotoma wacyi iyo garaad sareeya. Waxa ku sugnaaday diinta in Raxiimka ina abuuray habeen kasta uumiyaha ugu deeqo naxariistiisa una fidiyo in cid u baahan danbi dhaaf oo loo danbi dhaafo jirto ama wax waydiisanaysa oo laga aqbalaa. Waxay u muuqataa in Jiilalkii hore maruun ku beegmi jireen waqtigaa oo ducooyinka laga aqbali jiray, Waana ta aan qabo inay ku badbaadeen inkastoo aanay lahayn aqoon maadi/diineed oo saraysa. Inaguna bal aynu ugu horaysiino ducooyinkeena

ALLOW QAADKA QIIL NOOGA SAMEE.

Reerkii daggi waa,rafaadkii hadhi waa, naruurrana daa hadalkeed ee QAADIROOW QIIL NOOGA SAMEE…AAMIIN.
Ummad waliba waxay galabsato dambarkiisay dhantaa. Sooftaran habawgan ku dhacay Soomaalida kuma koobna dhinac gaar ah ee waa mid ragaadiyay dhamaan hab-dhaqameedkii bulshada. Maanta waxa uu marayaa heer horumarka gabaabsi ka joogno. Sababtoo ah waa ummad waxa wacan inta weecsani kaga qaldan tahay, waa ummad sooryada ugu muddan ee laysku marti galiyaa tahay wareer gadasho (Cunida QAADKA/ JAADKA), waa ummad gabbi ka laalaada oo go,aamadeeda la gaadho iyadoo la waalan yahay kaasoo ay ugu xil qariyeen eray la yidhaa MURQAAN, Waa duul ay u taliyaan baddi dad lagu handhariyo narcotic (daroogada cagaaran). Dadkani waa kuwo ka door biday gudashada xilkoodii kaga aadanaa reerkooda, ehelkooda, bulshadooda iyo dhacdooyinka aduunkaba hiiggida suntan. Waa ummad xooggoodu ku saqiiray marfishyada, kuna qaata noloshooda inta badan qolalka la ciiraya CO2 , qiiqa nikootiinka , sheekooyinka halaasiga ah ee bar kuma taalkaa iyo khidadaha laysarka loo yaqaan mirqaanku hago. Aan soo duubee waa xilli nolol dhisida ay ka macno roon tahay muquurashada nolosha khiyaaliga ku salaysan.
Tusaale haynoogu filnaado ninkii afadiisu waydiisay halkeed ku maqnayd, mee biilkii, nolashaada intan u dhaan iyo talooyin reer dhisid u badan uu ugu jawaabay, isagoo u cabanaya saaxiibadii fadhi wadaaga ay lahaayeen. WAA ANIGII MURAN LI,I MURQAAMAAYEE ***MASHRUUCAN IGU FURMAY MUG-WEYNAA. Isagoo ku cabanaya in guurka & reer dhisidu ay tahay bad-weyn uu galay (waa sida aragtidiisu siisaye). Isku soo wada duuboo waxaan laysla diidanayn in aafadani u baahan tahay in lala tacaalo, Laakiin su,aasha ina hor taal waxay tahay: Waa maxay xalka lagaga bixi karaa tumaatidan haleeshay bulshada? Ma ducaynu miciinsanaa waa intoo illaah inaga aqbalee? Ma dagaal hor leh baynu ku qaadnaa geedkan ina gaadhsiiyay tiiraanyada weyn? Kasoo aynu ku darsano sharciyada shaqo siinta, maamulka iyo maaraynta in RUUXA QAADKA CUNAA, QIIL SHAQO AAN LOO HAYN... MISE..?????? (QOF WALBA IYO TALADII/ FIKIRKII)
Aan kusoo gabagabeeyo afarlaydan:
Waa aduun halyeey uu u yahay wiilka waalani.
Waa aduun masuul looga dhigay maalin kici waa
Waa aduun marfishyo looga talin kaamil ummadii
Waa aduun masruuf reer laga fadali mijinta qaadkaa
Waa aduun sakati lagu jiriyo sabarkii caal waaye

Alahayoow magan baanu kuu nahee adigu noo maaree

Waa aduun qaadku yahay quudka awliye

Waa aduun qalinka loorogay qurux atahay qaawaniduye

Waa aduun qaladka la raacay qabqablihiye

Waa aduun qumanihii lumay iyo qalinki toosnaye

 Back

Bilder

Qaad?(chatt)?!!!

Kontakt oss

Kontakt oss på  mailen:

Cirguje home:

             jama_mo@yahoo.se

            cirguje@passagen.se

            hassenagare1@hotmail.com

ambassador_hotel2.jpg (17134 bytes)

dallo_bada_iyo_buurta.jpg (53606 bytes)

Sl.bmp (1381734 bytes)

namnlös.bmp (1495926 bytes)

hargeisa.bmp (1488870 bytes)

dhirta.bmp (132342 bytes)

ciidan.bmp (1977270 bytes)

Cigaalairpaort.bmp (2605926 bytes)

cidan SL.bmp (923014 bytes)

callan.bmp (24406 bytes)

badda.bmp (231802 bytes)

airport.bmp (247574 bytes)

1.png (8986 bytes)

ambassador.htm_txt_AmbassadorHotel2 (96574 bytes)

ambassador2.gif (113783 bytes)

dance.gif (1039 bytes)

                                                       Back