News
Madaxwynaha dowladda ku meel gaarka ah Cabdullahi yusuf oo la filayo in uu dhawaan magacaabo wasiirka koowaad. riix halkan
Dr. Faarax Sheekh C/qaadir ayaa sheegay in xafiiskoodu mar kasta
diyaar u yahay dhiiragelinta ardayda Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha
& dibadda wuxuuna sheegay in xafiiskoodu uu Jaamacado dibadda
ku yaala deeqo waxbarasho ugu diray arday Soomaaliyeed.
Dhinaca kale, Dr. Faarax waxa uu ka warbixiyay marxaladihii uu soo
maray xafiiska Muslim Afrique & howlihii kala duwanaa ee uu soo
qabtay.
Prof. Xuseen Macalin Iimaan ayaa isaguna ka mahadceliyay deeqda qalabkaasi
kombiyuutarka ah ee la soo gaasiyay ardayda Jaamacadda Muqdisho, wuxuuna
ku amaanay maamulka Muslim Afrique sida ay markasta ugu heelan yihiin
horumarinta waxbarashada Soomaaliyeed.
Xaafiiska Muslim Afrique ee Muqdisho ayaa todobaadkan 20 kombiyuutar
gudoonsiiyay ardayda Jaamacada Muqdisho waxaana guddoonka deeqdaasi
oo ka dhacday xarunta SIMAD uu madaxa xafiiska Muslim Afrique Dr.
Faarax Sheekh C/qaadir uu ku wareejiyay qalabkaasi prof. Xuseen Macalin
Iimaan oo ka mid ah masuuliyiinta Jaamacadda Muqdisho.
Dr. Faarax Sheekh C/qaadir ayaa sheegay in xafiiskoodu mar kasta hr>
xaafiiska Muslim Afrique ee Muqdisho ayaa todobaadkan 20 kombiyuutar
gudoonsiiyay ardayda Jaamacada Muqdisho waxaana guddoonka deeqdaasi
oo ka dhacday xarunta SIMAD uu madaxa xafiiska Muslim Afrique Dr.
Faarax Sheekh C/qaadir uu ku wareejiyay qalabkaasi prof. Xuseen Macalin
Iimaan oo ka mid ah masuuliyiinta Jaamacadda Muqdisho.
Dr. Faarax Sheekh C/qaadir ayaa sheegay in xafiiskoodu mar kasta
E-post to the webmester
|